Maxaa ka soo baxay kulan Madaxweyne Biixi la qaatay RW ku-xigeenka Imaaraadka? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan dalka Imaaraadka ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka  dalkaas Zayed bin Khalifa Al-Nahyan. Labada masuul ayaa ka wada hadlayn xoojinta xiriirka Imaaraadka Carabta iyo Somaliland xili ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay heshiiskii dekada Berbera. Waxay sidoo kale dib u eegis ku sameeyeen mashaariicda dhaqaale, … Continue reading Maxaa ka soo baxay kulan Madaxweyne Biixi la qaatay RW ku-xigeenka Imaaraadka? (Daawo Sawirro)